Haweeney Basaasad Caan aheyd oo xabsi ay sannado badan ku xirneed laga siidaayay

Dowladda Mareykanka ayaa xabsiga kasii deysay haweeney u dhalatay dalkaasi oo la sheegay in ay aheyd basaasad weyn, waxa ayna haweeneydan xabsi ku jirtay in ka badan 21-sannadood. Ana Montes oo 65-sanno jir ah ayaa la xiray sannadkii 2001-dii , waxa ayna haweeneydan xabsi ku jiray muddo ka badan 21-sannadood, waxaana lagu helay in ay … Continue reading Haweeney Basaasad Caan aheyd oo xabsi ay sannado badan ku xirneed laga siidaayay